Ganacsiyada Yaryar oo Shaqo Abuur u Noqday Qaar kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar.

0
204

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar Waxaa Mudooyinkaan Dambe Ku Soo Badanaayo  Dhalinyaro  Ganacsata  ah kuwaasi oo iibiya Tufaaxa  Liimo Orornjada  iyo  Malmalaatada Waxa  ayna ka Raadsadaan Nolol Maalmaaedka Qoyskooda.

Xusni Xaaji Xasan ayaa Kamid ah Dhalinyaradaasi Nolol Maalmeedkooda ka Raadsada Iibinta Mirahani Waxaana uu ka Maareeyaa Nolosha Saddex Qoys Sida uu Radio Isnaay u Sheegay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here