Madaxweynaha Hirshabeelle oo Gudoomiyay Shirka Wasiirada ee Maanta Jowhar ka Qabsoomay.  

0
140

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirka Golaha Wasrradda Hirshabeelle ee Maanta ka Qabsoomay Xarunta Madaxtooyada Hirshabeelle ee Jowhar Waxaa Shir gudoominayay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe Waxaana Looga Hadlay Arimo ay ka Mid yihiin Mashaariic Horumarineed oo Dhawaan la Filayo in laga Hirgaliyo Deegaanada Maamulkani Ka Arimiyo Saameynta Fatahaadaha Wabiga Shabeelle Dhibaatoyinka Covid-19 iyo Arimo kale oo Muhiim ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here