Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mar uu Warbaahinta kula Hadlayay Gudaha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Gudoomiyaha Baarlamaanka Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa Waxa uu Bulshada ku Nool Deegaanada Maamulka Hirshabeelle ugu Baaqay in ay ka Shaqeeyaan Nabadda iyo Xasiloonida Si Loo gaaro Horumar iyo Isku Filnaansho.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.