Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Owliyo Ciiley Mahdi waa hooyo 63 sano jir ah waxa ayna kamid tahay dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba isla Markaana ay Heysato Xaalad adag oo Dhinaca Nolosha ah.
Waxa ay Maalin waliba Fariisataa Dhabarka Dambe ee Hotel Mom oo ku yaala Magaalada jowhar si ay Kaalmo uga Hesho Dadka Soomaaliyeed ee Halkaasi Maraya Waxaana Lacagta ay Hesho ku Maareysaa Nolosha Lix Carruur ah oo ay Hooyadood Geeriyootay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.