Maamulka Degmada Jowhar oo Wada Qorshe dib loogu Soo Celinayo Bilicda Caasimadda Hirshabeelle.

0
122

Jowhar  – ( Radio Isnaay ) – Duqa Magaalada Jowhar Saalax Muudey Cali ayaa sheegay in Maamulkiisa ay wadaan dadaalo ku aadan sidii loo qurxin laha bilicda caasimada hirshabeelle ee jowhar dhawaana ay qorsheynayaan in ay bilabaan dayactirka wadooyinka muhiimka u ah dadweynaha iyo isku socodka ganacsiga ee gobolka shabeella dhexe.

Waxaana uu Shacabka Magaalada Jowhar uga Mahadceliyay Dadaalada ay ku Xoojinayaan Nadaafadda iyo  Kobcinta Dhaqaalaha Magaalada Caasimadda u ah Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- CabdicasiisXasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here