Shir looga Hadlayo Shaqo La’aanta Dalka oo Maanta Muqdisho ka Furmaya.

0
140

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa magaalada Muqdisho ku qabaneysa

Maanta oo ay  taariikhdu tahay 6  illaaa 7 December shirkii ugu horreeyay ee shaqada.

Madasha ayaa isku keeni doonta dhammaan dhinacyada ay quseyso oo ay ugu horreeyaan ganacsatada,hay’adaha caalamiga ah,dowlad goboleedyada iyo qeybaha bulshada.

Muddada labada maalin ah oo shirku socdo ayaa lagu falanqeyn doonaa wax ka qabashada

shaqo la’aanta, iyadoo dowladda federaalka Soomaaliya ay qaadan doonto dowrkeeda hoggaamineed ee wax ka qabashada shaqo la’aanta dhallinyarada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here