Xarun lagu Qur’aamiyo Dadka Qaba Xanuunka Jinka oo Jowhar laga Furay.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaruuntan laga hergeliyay Xaafada Horseed Gaar ahaan Laanta Isnaay ee magalada jowhar aya waxa u jeedkeeda uu yahay in lagu quraamiyo Dadka Xanuunada kala duwan qaba sida jinka Isha iyo sixirka.

Waxaa Xarunta Si Joogta ah u Taga Dad u Badan Haween kuwaas oo lagu Quraamiyo Si uu Illaahey uga Xijaabo ugana Dulqaado Xanuunada ay ka Cabanayaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here