Maamulka Dugsiga Shiikh Ooyaaye ee Magalaalda Jowhar oo Taageero ka Dalbaday Hirshabeelle.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dugsiga Shiiq Ooyaaye oo ka mid ah Dugsiyada Wax Barasho  ee  kuyaalla Degmada  Jowhar ,waxaana wax kabarta in kabadan 300 oo Arday Kuwaas oo kasoo jeeda Reeraha danyarta ah ee ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle sida uu Radio Isnaay u sheegay Maamulaha Dugsiga Cabdirashiid Xasan Guure.

Sidoo kale Cabdirashiid ayaa xusay in ay ku dadaaleen sidii Carruurtaasi  ay u heli lahaayeen  waxbarasho  Bilaash ah ooTayo leh  maadaama aysan awoodin in ay dhigtaan iskuulada lacagta ah isaga oo Codsi u Jeediyay Madaxda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here