Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Baaq u Diray Duubabka Dhaqanka Hirshabeelle.  

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Codsigan ay direen Dhalinyarada Magaalada Jowhar ayaa Muhiimaddiisa lagu Sheegay Sidii dhalinyarada looga qeybgalin lahaa Dhismaha Golaha deegaanka ee soo Socda iyada oo loo eegayo Xaquuqda Wiilasha iyo Gabdhaha ay u leeyihiin Ka Qeybgalka Siyaasadda.

Sahro Cabdi Cabdulle oo kamid ah gabdhaha U Ololeeya Xaquuqda Dumarka ayaa Duubabka Dhaqanka ka Dalbatay in la Eego Doorka Dhalinyarada ku Leeyahiin Siyaasadda Dalka lagana Qeybgaliyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here