Gudoomiyaha Tuulada Gaashaanle oo Taageero ka Dalbaday Madaxda Hirshabeelle.

0
137

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Gaashaanle Waxa ay Kamid tahay Tuulooyinka Hoosyimaada  Magaalada  Jowhar  ee  Caasimadda  Hirshabeelle  Waxaa  Saameyn  Xoogan  Wax soo Saarkii Dadka  Deegaankaasi  Ku  Yeeshay Fatahaadaha  Wabiga  Shabeelle  oo  Cagta  Mariyay  Dhammaan  Dalagyadi i u Beernaa  Sida  uu  Radio  Isnaay   uSheegay  Cabdulaahi  Axmed  Maxamed  oo  ah Gudoomiyaha Tuuladaasi.

Gudoomiye  Cabdullaahi  ayaa Sheegay in illaa Hadda ay Biyaha Fatahaada Dul Sabeynayaan  Dhulbeereedkooda  Waxaana  uu  Maamulka  Hirshabeelle ka Dalbaday in  Taageero  ay u  Muujiyaan  Shacabka   Deegaankaasi ku Dhibaateysan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here