Xaalado Nololeed oo la soo Darsay Qoysaskii ka Barakacay Deegaano Jowhar Hoosyimaada.  

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku Dhawaad  50 Qoys oo Beeraley ah ayaa ka soo barakacay Deegaanadoodii  kadib markii fatahadaha wabiga shabeelle ay Saameeyen Hoygii ay Deganaayeen.

Tuulooyinka laga Soo barakacay waxaa ka mid ah Buula shiikh Hiloowle iyo Cabdi galadey kuwaas oo ay saameeyen fatahaadaha Wabiga Shabelle waxana Dadkii Deegaanadaasi kunool u barakaceen Tuulada Buula Xaaji Baarow ee gobolkani shabeellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here