Cudurka Duumada oo Dad ku soo Ritay Tuulooyin Hoosyimaada Jowhar.

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Duumada ama Malaariyada oo ah xunuun in muddo ah adduunka ka jiray kana mid ah xanuunada dilaaga ah ee ku dhaca bini’aadamka, ayaa Sanad waliba soo rita  bulsho badan kuwaasoo oo Qaarkood  u geeriyooda halka qaar kalene ay ka bogsoodaan  Waxaana Xanuunkaan uu ka dhashaa biyaha wasaqda.

Gudoomiyaha Tuulada Raqayle cumar guudle  Cismaaciil Ibraahim Nuur oo  Idaacada Isnaay  Ayaa Sheegay in Dadka Ku nool Tuuladaasi  ay soo wajahday xaalad  Caafimaad  Daro ka dib markii tiro  badan oo dadka deegaanka  ah uu Soo ritay xaanunkani.

Warbixintan  Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here