Isticmaalka Daawo Dhireedka oo Ku Soo Badanaya Magaalada Jowhar.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dacaartu waxa la sheega iney ka mid tahay Daawooyinka loo isticmaalo Cuduro badan oo uu ka mid yahay dhiig karka, waxaana Shacabka ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ay hadda la qabsadeen isticmalkeeda.

Dhirtan ayaa ka mid ah kuwa Dunida qiimo weyn uga fadhiya maadaama laga sameeyo Daawooyinka qaar ee Bukaanada lagu dabiibo, Saliida jirka iyo mida timaha Shaambo iyo Kareemo ayaana laga Sameeya Balse hadda dadka ku Nool Jowhar ayaa bilabay  in ay Cabitaan ahaan  u isticmalaan Dacaarta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here