Dhalinyarada Magaalada Jowhar  oo ka Cabanaya Shaqo yarida Dalka ka Jirta.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shaqo yarida Dalka ka Jirta ayaa Saameyn Ballaaran ku Yeelatay Dhalinyaro badan oo ku Nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle kuwaas oo Qaarkood ka soo baxay Jaamacadaha iyo Dugsiyada Sare ee Magaaladan.

Qaar kamid ah Dhalinyaradaasi ayaa ku Shaqeysta Xirfadaha Gacanta Halka kuwa Asaagooda ahna ay Guri jog yihiin haba ugu Badnaadeena Gabdhaha Waxaana ay Dhalinyarada Xirfadaha leh ku Baaqayaan in la Badiyo Wacyigalinta Dhalinyarada Si Loo Dhiiragaliyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here