Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ka Daahfurtay Kulan Wadatashi ah.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan watashiga ah oo lagu xaqiijinayay Istaraatijayada Qaranka ee xalka-waara ayaa maanta lagu qabtay magaalada muqdishu kaasoo socon doonto muddo labo cisho ah, waxaa kasoo qeybgalay xubno ka socday dowladda federaalka Soomaaliya, Maamul Gobaleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Bogga Istaraatiijayadan oo la qoray islamarkaana loo qeybiyay Xubnaha kulanka ka qeyb galaya ayaa waxa ay qeexaysaa sidii xal waraa looga gaari lahaa dadka barakacayaasha ah, qaxootiga iyo tahriibeyaasha, waxaana ka qeyb galayaasha kulanka ay isku raaceen sidii arrimahan looga gudbi lahaa.

Warkan Waxaa Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here