Maamulka Degmada Cadale oo Dalbaday Dayactirka Goobaha Waxbarasho ee Degmadaasi.

0
165

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka degmada cadale iyo bahda waxbarshada degmadaasi ayaa sheegay in burbur lixaad leh uu ka muuqdo Dugsiga waxbarasho ee Degmadaasi islamarkaana uu ubaahnaayhay Dayactir Ballaaran oo dhinac walba Leh si loo xoojiyo tayada waxbarsho ee Carruurta Cadale ku Nool.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here