Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Shaqo Abuur ka Sameeyay Ganacsiyada Yaryar.

0
179

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar ayaa Sanadahan dambe bilaabay Shaqo abuur ka Caawineysa nolashooda iney Maareyaan Waxayna la yimaadeen Xirfado kala Duwan oo Ganacsi ah.

Maxamed Axmed Cali Waa Mid Kamid ah Dhalinyarada Latimid Shaqo Abuurka Waxa uu ka Ganacsadaa Caanaha iyo Bariiska kuwaas oo uu ka Raadsado Nolol Maalmeedka Qoyskiisa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here