Cudurka Duumada oo Ka Dilaacay Tuulooyin Hoosyimaada Jowhar.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurka Duumada ayaa ka Dilaacay Tuulada Tuugaarey oo ka mid ah Tuulooyinka hoosyimaada Degmada Jowhar waxaana Xanuunkan uu yimid ka dib markii Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ay Saameyn xoogleh ku yeesheen Tuulada ayna u dhawyihiin Jiinka wabiga sida uu Radio Isnaay u sheegay Gudoomiyaha Tuulada Shuceeb Siidow Cabdi .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here