Saameynta Ayaxa ee Wax soo saarka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Korortay.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah dadka kunool Deegaano hoosyimaada Degmada mahadaay ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa Sheegaya in uu dadka iyo duunyada kuhayo dhibaato kuhayo Ayax ku Soo duulay Dhuldaaqsimeedka iyo Dhulbeereedka Deegaanadooda.

Cabdiraxmaan Cumar oo Degan Tuulada Miirtuuge ee Degmada Mahadaay ayaa Radio Isnaay u sheegay Dhibaatada Ayaxa uu ku Haayo Wax Soo Saarkooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here