Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo ka Hadlay Saameynta Caafimaad ee Caado Wareerka Haweenka.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Caado wareerka waa Xanuun ku dhaca Haweenka Waxaana inta Badan Sababa Hormoonada Qaar oo Shaqada Joojiya Taas oo Keenta in Haweeneydu ay Weyso Xilligii ay Caadada u Imaanjirtay Sida uu Sharaxayo Dr Cabdullaahi Maxamed Cabdi oo kamid ah Dhaqaatiirta ka Howlgasha Magaalada Jowhar.

Xanuunkan oo ay Dhaqaatiirtu Aaminsanyihiin in uu Kamid yahay kuwa Hiddo Sideyaasha ah ama leyska Dhaxlo ayaa Haweeneyda ku Keena Dhalmo La’aan.

WarbixintanWaxaaInoo Soo Jeedinaya:-  Cabdi Wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here