Maamulka Degmada Balcad oo ka Hadlay Saameynta Fataahadaha Wabiga Shabeelle.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Boqollaal qoys ayaa ku barakacay Fatahaado Horleh oo uu geystay Biyo xireenka Jameeco iyada oo dhulbeereed Baaxadlehna Baabi’iyay Sidoo kalana Go’doomiyay Tuulooyin Hoostaha Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Maamulka Degmada Balcad Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa Faah faahin ka Bixiyay Saameynta ay Fatahaaduhu ku Yeesheen Dadka Deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here