Kalluumeysatada Degmada Cadale oo Dalbaday in lagu Taageero Qaboojiyeyaal.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe waa Degmo dhacda Badweynta Hindiya dadka Degmadaasi kunool waxa kutiirsanyahiin jilaabashada Kalluunka waxa ayna degmada leedahay suuqyo kala duwan oo lagu iibiyo kallunka.

Maxamed maxamuud sagaar oo ka mid ah kalluumeystada Cadale ayaa sheegay in soo jilaabashada kalluunka ay kuxerantahay noolasha qoysasbadan oo Degmadaasi ku Nool inkastoo aysan Heysan Qalabka ka Taagri lahaa in Kalluunka ay Muqdiho iyo Meelo kale u Iibgeeyaan iyaga oo Dalbaday in laga Taageero Hellidda Qaboojiyeyaal.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here