Xanuunka Jadeecada oo Carruur yar yar Ku Soo Ritay Deegaano Hoosyimaada Jowhar.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada ku nool Tuulooyinka Dhaca jiinka Wabiga Shabeelle ayaa Xilligan la Daalaadhacya Cuduro  ay ka mid yihiin Jadeecada iyo Duumada kuwaasi oo ay Sababeen Haraadiga Biyaha Wabiga Shabeelle.

Maxamed Cusmaan Maxamed Waa Gudoomiyaha Tuulada Halgan oo dhinaca Koofur Bari ka Xigta Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa Radio isnaay u Sheegay In Cudurka Jadeecada uu ka Dillaacay Tuulada islamarkaana ay la Il daranyihiin Carruur konton Gaareysa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here