Ganacsatada Deegaanka Buurane oo Walaac ka Muujiyay Sare u kaca ku yimid Maciishadda.

0
142

Jowhar-  (Radio Isnaay)- Sare ukac dhinaca Qiimaha ah ayaa laga dareemayaa dhammaan maciishadaha kala duwan ee ay dadka Isticmaalaan Gaar ahaan Degmooyinka Jowhar iyo Mahadaay iyo Deegaanada ku Xeeran.

Ganacsatada Deegaanka Buurane ee Duleedka Degmada Mahadaay ayaa Walaac Xoogan ka Muujiyay Qiime kororka ku yimid Maciishadda Maadaam uu laba Jibaar Noqday Qiimahii Marka Hore lagu kala Iibsan Jiray Raashiinka Qutul Daruuriga ah Sida uu Radio Isnaay u Sheegay C/raxmaan Maxamed Xuseen oo kamid ah Ganacsatada Buurane.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here