Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle oo Ka Hadashay Saameynta Dhaqaale ee Covid-19.

0
132

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Yaxye Ismaciil ayaa sheegay in wali ay jirto Dhaqaalo yaridii ka dhalatay Cudurka Covid-19 islamarkana Dalka uusan ka dhamaan Cudurka.

Wasiirka ayaa Walaac ka Muujiyay Qaabka looga Dukaameysto Goobaha Ganacsi ee Deegaanada Hirshabeelle Isaga oo Bulshada iyo Ganacsatada Hirshabeelle ugu Baaqay in ay Illaaliyaan Kala Fogaanshaha Si Loo Xakameeyo Faafidda Xanuunkani.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here