Maamulka Degmada Warshiikh oo Tababar ku saabsan Waxbarashadda Madaniga uqabtay Bulshada.

0
172
Jowhar ( Radio Isnaay )Tababar ku saabsan Waxbarashadda Madaniga  waxaana  uu socon doonaa muddo saddex bil ah waxaana Bulshada Degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaana kawada qayb qaadan dooan dhamaan qaybaha bulshada.
waxaana si wanaagsan wax looga bari doonaa kaalinta Bulshada ay kuleeyihiin dowlad dhisidda, Xuquuqda bulshada ee ay dowladda ku leeyihiin iyo midka Bulshada lagu leeyahay.
Cabdifitax Maxamed Kadiye oo katirsan Hey’adda kaah ahna Maamulaha Mashruucan ayaa kawarbixiyey Daah furka tababarkaan ku saabsan Waxbarshada Madanigaa oo kamid ah waxyaabaha ay bulshada degaanku baahida wayn uqabaan in ay wax badan ka fahmaan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here