Qaar kamid ah Ganacsatadii Muuska ku Iibin jirtay Jowhar oo ay Shaqo la’aan Soo Wajahday.

0
249

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In kabadan 30 Baqaar oo Muuska Lagu Iibin jiray ayaa hadda faaruq noqday iyadoo Muuskii aysan u heysan meel ay Soomariyan madaama ay Waddada Xirantahay doonyahana Aanay wax badan qaadi Karin sidoo kale lacagaha uu ku imaanayo oo labajibaarmay.

Cali Maxamed Xasan oo mudo 3 Sano ah ku Jira Ka Ganacsiga Muuska ayaa Walaac ka Muujiyay Saameynta ay Fatahaadaha Ku Yeesheen Waddada isku Xirta jowhar iyo Muqdisho isla Markaana uu Istaagay Ganacsigoodii.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cbadi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here