Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo Kaqeybgalay Ololaha Is-Xilqaan.

0
147

Jowhar –  ( Radio Isnaay ) – Ololahani Dib loogu Dhisayo Goobaha Danta Guud ee Dalka ayaa Si Gaar ah Waxa ay Howlwadeenada Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Wareega 16 aad ka Fuliyeen Guriga Hooyooyinka Qaranka ee lagu Maamuusay Maama Baxsan Taas oo Qeyb ka ah ololaha is Xilqaan.

Isu Duwaha Ololaha Is Xilqaan ee lagu Dhisayo Goobaha Danta Guud ee Dalka Ismaaciil Cali Cabdullaahi oo la Hadlay Warbaahainta ayaa Waxa uu Howl wadeenada Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya uga Mahadceliyay Dadaalka Wanaagsan ee ay ku Dhisanayan Dalkooda Hooyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here