Hirshabeelle oo Hirgalineysa Dugsiyo Waxbarasho Lacag La’aan ah.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle ayaa qorsheyneysa sidii loo helilahaa Dugsiyo Waxbarsho oo ay dowladda leedahay midkaas oo wax badan ka Caawindoona Dadka Danyarta ah ee aan awoodin in ay iskabixiyaan Qarashaadka Waxbarashada.

Cabdullahi Abuukar Xuseen Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare  ee Maamulka Hirshabeelle ayaa Waxa uu Tilmaamay in goordhaw ay Hirgalindoonaan Dugsiyo waxbarasho oo ka madax bannanaan kuwa Sida Gaarka ah  loo leeyahay ee ku yaala Deegaanada Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here