Dowladda Soomaaliya oo ka Digtay Duufaano ku Wajahan Deegaannada Maamulka Puntland.

0
140

Jowhar – (Radio Isnaay ) –  Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta  musiibooyinka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka digtay duufaano  kusoo fool leh deegaano ka tirsan Waqooyiga Soomaaliya gaar ahaan deegaannada Maamulka Puntland.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa waxaa lagu sheegay in laga bilaabo 19-kii Bishaan ay dabeylaha ka bilaawdeen Cirifka Waqooyi ee Badweynta Hindiya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here