Ayax Baabi’iyay Dhul Beereedka Deegaano Hoostaga Degmada Aadan-Yabaal.

0
149

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Maxamed Xasan Nuur oo Kamid ah dadka degan Tuulada Tawakal ee hoostagta Degmada Aadan yabaal ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in ay ladaalaa dhacayaan Saameynta ayax uu sheegay in ay dagaal kula jiraan mudo 18 Maalmood ah  islamarkaana ay xaalufiyeen Dalagyadii u beernaa iyo dhul Daaqsimeedkii Deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here