Jowhar – ( Radio Isnaay ) Jowhar waxaa ku nool dad dan yar ah oo aan dhameystirneen lixaadkooda waxa ay isugu jiraan dad Naafo ka ah Aragga iyo Lugaha waxa ay kaalmo weydiistaan Walaalahooda Soomaaliyeed oo ay ku maareeyan Noloshooda waxa ay leeyihiin xarun ay isugu Tagaan oo ay ku Kala xog qaataan.
Baahiyaha ugu weyn ee ay qabaan ayaa ah in ay helaan Dugsiyo waxbarasho oo dadka lixaadka la’a loogu talagalay kaas oo kor uqaadaaya hamigooda waxbarasho ee mustaqbalka.
Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.