Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Hambalyo U Dirtay Macallimiinta Soomaaliyeed

0
125

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 21 November 1974 ayaa loo Asteeyay In la Xuso Maalinta Macllinka Soomaaliyeed Waxaana Sanad Waliba Soomaaliya laga Xusaa Maalintaasi Qiimaha Badan Xambaarsan.

Dhammaan Deegaanada Hirshabeelle Goobahii Waxbarasho ee Ku Yiilay ayaa Maanta la Fasaxay Sababo la Xiriira Weyneeynta Maalinta Macallinka Soomaalieed oo Maanta Ku Beegan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here