Dowladda Soomaaliya oo La Wareegatay Maamulka Mashruuca Waraabka iyo Cunada.

0
140

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa Hay’adda Qaramada Midoobay uqaabilsan Beeraha iyo cuntada ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano FAO kala wareegtay maamulka Mashruucyada FSNAU iyo SWALIM oo ka shaqeeya Arrimaha waraabka iyo sugnaanta cuntada.

Agaasimayaasha iyo Qubarada Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan ay ku falanqeeyay guusha ay Wasaaraddu ka gaartay lasoo wareegidda ay FAO kala soo wareegtay labada mashruuc ee  kala ah FSNAU iyo SWALIM oo ka shaqeeya Arrimaha Waraabka iyo sugnaanta cuntada, kuwaas oo muhiim u ah dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here