Ganacsatada Magaalada Jowhar oo ku Baaqay in la Dayactiro Waddada Muqdisho Iyo Jowhar.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Dhaq-dhaqaaq yar oo isku Socodka ah laga dareemayaa Wadada isku xirta magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho ka dib markii Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ay sababeen in ay istaagaan gawaarida isticmaali jiray Waddadaasi.

Qaar ka mid ah Ganacsatada Magaalada Jowhar oo la Hadlay idaacadda Isnaay ayaa Sheegay in Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ay Saameyn Xoogan ku yeesheen Ganacsiga iyaga oo Tilmaamay in uu hoos u dhac Ballaaran uu kuyimid dhaqaalahooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here