Aqoonyahaan Dhaqashada Shinida Ka Bilaabay Magaalada Jowhar.

0
169

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shinidu waxa ay ka mid tahay nimcooyinka Eebe uu ku maneystay Aadanaha balse ay yartahay in dhaqaalo ahaan looga  Faa’ideysto, shinidu waxa ay ka mid tahay Xoolaha la dhaqdo kuwa ugu wanaagsan inkasto qatarteeda ay wadato oo mararka qaar ay halis tahay.

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshbaeelle waxaa ku yaala goob gaar ah oo lagu Xanaaneeyo shinada laga soo saaro malabka waxaana si gaar ah loogu daryeela beer dhireysan oo ubaxyo ku yaala madaama shinidu ay jeceshahay dhirta ubaxyada leh.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here