Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle oo Ka Hadashay Sare u Kaca Maciishada Magaalada Jowhar.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli in ka badan Saddex Toddobaad aysan Magaalada Jowhar Soo Galin Gawaaridda Xamuulka Qaada ee Badeecadaha ka Soo Qadi jiray Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa Arintaasi ka Hadashay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Hirshabeelle.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle Cali Cusmaan Ibraahim oo Wareysi Gaar ah Siiyay Idaacadda Isnaay ayaa Sharaxay Saameynta  ay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle iyo Daadadka Roobka ku Yeesheen Ganacsiga Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here