Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo ka Digay Halista Cudurka HIV AIDS.

0
164

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – HIV Aids waa mid ka mid ah cudurada dilaaga ah ugu halista badan ee la  kalaqaado wuxuuna halis ku Yahay jiritaanka Aadanaha.

Waa Cudur Halis ah oo siyaabo kala duwan lagu kala qaado, Waxaana kamid ah dhiiga la iskushubo, naasnuujinta, qalab lagu qalay qof xanuunka qabo oo qof kale loo adeegsado iyo Qaabab kale Sida uu Radio Isnaay u sheegay Dr Xasan Nuur.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here