Dhaqtar Jooga Jowhar oo wax Badan ka Sharaxay Halista iyo Nuucyada Fayruska.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dr C/raxmaan Maxamed Abuukar oo kamid ah Dhaqaatiirta Ka Howlgasha  Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa sheegay in Fayruska uu yahay wax kasta oo aysan ishu Qaban Karin dadkana wuxuu ugu dhacaa qaabab kala duwan waana wax tirabadan oo aan la qiyaasi Karin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here