Carruur Xanuunka Jadeecada ugu Geeriyootay Deegaano Hoostaga Mahadaay.

0
131

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurka Jadeecada oo kamid ah Xanuunada Faafa kana dhasha Wasaqda ayaa ka Dilaacay Tuulada Buurfuule oo ka mid ah Tuulooyinka Hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Afar Carruur ah ayaa u Geeriyootay Xanuunka Halka Tiro intaas kabadanna ay la Ildaran yihiin Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Gudoomiyaha Buurfuule Cabdullaahi Yuusuf Xuseen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here