Madaxweyne  Guudlaawe oo Baaq Muhiim ah u Jeediyay Dhalinta Hirshabeelle.

0
137

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ahaa mid lagu Maamuusayay Doorkii Duubabka  Dhaqanka Hirshabeelle ka Qaateen Soo Dhisidda Maamulka Hirshabeelle Waxaana soo Qaban Qaabiyay Madaxweynaha Cusub ee Maamulkan Cali Guudlaawe Xuseen.

Munaasabadda ayaa Waxaa Ka Qeybgalay Duubabka Dhaqanka Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle Wasiiro ka Socda Dowladda Federaalka Soomaaliya Xildhibaano ka Socda Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here