Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo ka Digay Halista Cudurka Waraabowga

0
190

.Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurka Waraabowga waxa uu ka mid yahay Cudurada Faafa Waxaana Cudurkan intabadan halis ugu jira dadka da’da ah,  Hooyoyinka uurka leh iyo ubadka dhalanaya Cudurkan waxa uu inta badan ka dhashaa meelaha Wasaqeysan.

Waxa jira Calaamado lagu garto qofka uu haayo Cudurkaan Warabowga sida uu sheegay Dr Maxamed Cali Qaalib oo ka mid ah Dhaqatiirta ka howlgasha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here