Ciyaartoyda Kooxahii ka Qeybgalay Horyaalkii Hirshabeelle oo la Abaal mariyay.

0
160

Jowhar – (  Radio Isnaay ) – Munaasabadda Abaalmarinta Kooxdii ku Guuleysatay Koobkii Horyaalka Hirshabeelle ee Dhawaan lagu Soo Gaba gabeeyay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa lagu Qabtay Hotelka Safa ee Magaalada Jowhar.

Xaflada Waxaa Ku Sugnaa Xildhibaano ka Socda Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaanada Hirshabeelle Wasiiro ka Socda Dowlada Federaalka oo ay Horkaceyso Khadiija Maxamed Diiriye iyo Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Kan Degmada Jowhar Ururada Dhalinyarada Ciyaartooyda Kooxahii ka Qeybgalay Tartanka iyo Marti sharaf kale.

 Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here