Madaxweynaha Hirshabeelle oo Shacabka Garab istaag ka Dalbaday.

0
132

Jowhar – ( Radio isnaay) – Cali guudlaawe Xuseen oo ah Madaxweynaha La Doortay ee Hirshabeelle ayaa Shacabka Ka Dalbaday in ay Garab istaag u Muujiyaan Si loo gaaro Himilooyinka Lagu Taamayo.

Cali guudlaawe ayaa Sheegay in Bulshada Hirshabeelle La’aanteed uusan Maamulkiisa Talaab Qaadi karin.

Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here