Qoysas Horleh oo ku Barakacay Roobab Dabeylo Wata oo ka Da’ay Jowhar.

0
149

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Roobab Dabeylo Wata oo Saacadahii La soo Dhaafay ka Da’ay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa Saameeyay Qoysas Danyar ah oo ku Noolaa Xaafdaha Magaalada Jowhar.

Si gaar ah Roobka ayaa Saameeyay Qoysas Daganaa Xaafada Kulmis oo ka mid Afarta Xaafadood ee Magaalada Jowhar Sida uu Radio Isnaay U Sheegay Yaxye Xasan Shiikh Oo ah gudoomiyaha Xaafadaasi.

Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here