Qoysas Horleh oo Ku Barakacay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle .

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Laga soo Billaabo Deegaanada Hoostaga Degmada Balcad illaa Degmada Mahadaay ayey Fatahaaduhu Saameeyeen Dadkii ku Noolaa Waxaana Sii Kordhaya Tirada Qoysaska ku Barakacaya Fatahaadaha Gobolkani.

Qoysas horleh ayaa ka Barakacay Tuulooyinka Xudur Ciise iyo Buulo Axmed Cigow oo Hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe Waxaan Fatahaadaha Sidoo kale ay Baabi’iyeen Dalagyadii u Beernaa Qoysaskii Barakacay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here