Daadadka Roobka Deyrta oo Baabi’iyay Dalagyadii ku Beernaa Jowhar.

0
149

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraley  ku Nool Deegaano Hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Waxaa Wax Soo Saarkoodii Saameeyay Daadkii ka Dhashay Roobka Deyrta iyo Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Baabi’iyay Dalagyadii u Beernaa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here