Guddoonka Cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo Xilkii la Wareegay.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad ay Xilka ku kala Wareegayeen Guddoonkii Hore ee Baarlamaanka Hirshabeelle iyo Guddoonka Cusub ee Dhawaan La Doortay ayaa lagu Qabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Guddoomiyehii Hore ee Baarlanaakii Koobaad ee Hirshabeelle Shiikh Cusmaan Barre Maxamed iyo Ku Xigeenadiisa ayaa Xilkii Guddoonka Baarlamaanka ku Wareejiyay Xubnaha Guddoonka Cusub ee Baarlamaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa ;- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here