Cali Guudlaawe oo kulan la Qaatay Duubabka Dhaqanka Hirshabeelle

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay kulan Mahad celin ah la qaatay Duubabka Dhaqanka oo door muhiim ah ka qaatay xulista Xildhibaannada labaad ee Maamulka Hir-Shabeelle.

Kulanka ayaa waxaa goobjog ka ahaa  Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Dr  Cabdixakiim Luqmaan Xaaji, Ku Xigeenkiisa 1aad Siraaji Sheekh Isaaq Codey iyo ku xigeenkiisa 2aad Mahad Xassan Cusmaan iyo Xubno kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here