Cisbitaalka Degmada Jowhar oo Deeq Daawo ah la Gaarsiiyay.

0
128

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deeqdaan daawo ee uu soo  gaarsiiyay isbitaal goboleedka intarasoos ee Magaalada Jowhar xildhibaan Cabdulqaadir Carboow Ibraahim oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Dowlada Soomaaliya ee Deegaan doorashadiisu Tahay Jowhar Ayaa Ku Wareejiyay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Kan Degmada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here